Daawo-Wareysi-Shirkada ka Hortaga Dabka Iyo adeegyada Hufan Ee Ay Bulshada siiyaan.

Hargeysa(Toggaherer)-Somaliland ayaa yeelatay xarunta Lagu Iibiyo qalabka Dabdamiska Laguna Tabobaro Bulshada.

Dalkeena Somaliland gaar ahaanna caasimada somaliland waxaa laga hirgaliyey xarun lagu iibiyo qalabka dabla lagula tacaalo lagagana hortago ,halka sidoo kalena shacbi weynaheena lagu siiyo tabobaro xirfadaysan oo aqoontooda kor loogu qaadaayo ,maamula  xaruntaasi dabdamiska somaliland oo maagaceeda la yidhaahdo -somaliland fire ayaa nooga warbixiyey adeegyada ay ufidiyaan Bulsho weynteena somaliland.

Halkani Hoose Ka Daawo wareysigaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso