Arrin Cajiib ah Haweenay Gaadhi Turuska Ku Dhuftay Dariiq Dadka Lugta ahi Maraan Wadada!!!


Kaamirada ilaalinta waddooyinka ku taala mid ka mid ah Wadooyinka waddanka Ruushka ayaa qaaday Fiidyaw Haweenay Gaadhi Tururka ku dhuftay halka loogu talagaly Dadweynuhu in ay maraan Wadooyinkana kaga talaabaan.

Fiidyaw ga ayaa ay ka muuqanaysaa markii Haweenayda uu ku dhufatay gaadhigu turuska iyada oo isku dayaysay in ay ka gudubto ama talowdo waddada lugta laakiin haweenayda ayaa kacday oo sii socotay iyada oo ka yaabisay dadkii Arkay iyo kuwii Fiidyawga daawadayba.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso