Daawo-Xildhibaan Dayib Xasan Ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Ku Hambeeyey Qaadka Uu Lacagta Ku Kordhiyey ..

Hargeysa(Toggaherer)–Xildhibaan Dayib Xasan Ayaa Madaxweynaha qaranka somaliland Ku Bogaadiyey Qaadka Uu Lacagta Ku Kordhiyey ..

Xildhibaan Dayib xasan oo ka tirasn mudanayaasha aqalka golaha Guurtida Somaliland oo u waramaayey Shabakadani caanka ah Toggaherer ayaa naqdiyey sixirbararka dalka ka ataagan iyo qodob uu xildhibaanku talo ahaan u soo jeedinaayey in wax lagaga qaban karo.

Halka uu sidoo kalena uu xildhibaanku madaxweynaha qaranka somaliland uu ugu hambalyeyey lacagta uu ku kordhiyey qaadka ,waxanu ugu baaqay in sigaarkana….

Daawo muuqaalkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso