Qoys adag oo dhisan ayaa caruur wanaagsan soo saara

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu

Shaqooyida ugu wayn ee aabo iyo hooyo kastaa waa korinta iyo tarbiyadayntan ubadkooda. Hadii uuu dhismaha qoysku adag yahay waaalidiintuna ay a soo baxaan waajibka saaran waxa ay soo saari ubad wanaagsan oo naftooda iyo waalidkoodba anafaca. Maaduucaasi waa mawduuca 4aad ee mawaadiicda aan ku eegaynay qawaacida tarbiyada caruurta. Waxa aan qaacidadan u bixinay ” Qoys adag oo dhisan ayaa caruur wanaagsan soo saara”.

Advertisement

Ku Xayeysiiso