Tacsi geeridii ku timid marxuum FAARAX XASAN GEERDOON

Dhamaan dadka hoosta ku xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
ILMA FARAX XASAN GEERDOON geeridii ku timid aabahood  FAARAX XASAN
GEERDOON oo manta lagu aasay GABILEY.

Waxa Alle uga baryeynaa Marxuumka inuu geeyo JANTUL FARDOW ehelkii ,
qaraabadii iyo asxaabtii iyagana  SAMIR IYO IIMAAN …AAMIIN……AAMIIN
…..AAMIIN

1.     Eng Yuusuf  cawaale odowaa

2.     Rashid Cumar Sheekh Muxumed

3.     Cabdirasaaq Sh Cali Askar

4.     Eng Cabdiraxman Jamac Cabdi ( Aladii)

5.     Cabdiraxman Maxamud Cumar

6.     Ibraahim Faarax Xasan

7.     Maxamed Daahir Ismaaciil

8.     Cabdulaahi Cumar Aadan

9.     Farxan Muxamed Cabdi

10.                        Faysal Adan Ismaciil

11.                        Maxamed Ibraahim Siciid

12.                        Maxamed Siciid Roble

13.                        Axmed Cabdi Kaahin

14.                        Ibraahim Maxamed Saxardiid

15.                        Maxamud Sh X Daahir

16.                        Xasan Nuur Jaamac

Advertisement

Ku Xayeysiiso