Daawo .. Diyaarad rakaab ah oo ay ciyaarsiisay dabayli inti ay degaysay!!

Diyaarad ay leedahay shirkadda Jermalka ee Eurowings ayaa ku guulaysatay inay ku dagto garoonka diyaaradaha ee Dusseldorf, ka dib duufaanta xoog leh ee “Frederick” ay ku dhufatay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso