Trump oo Iibiyey Diyaarado Dagaal oo aan Jirin!!!!

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen ra’iisal wasaaraha Norway Erna Solberg in Washington ay ka iibisay Oslo diyaaradaha F-52.

Laakiin ma jirto diyaarad noocaas ah, halka Barta Business Insider ay sheegtay inay sababtay qalad cusub oo ka yimid Trump sababtoo ah Maraykanka waxa uu ka iibiyey diyaaradaha dagaalka ee F-35S.

Trump waxaa lagu yaqaanaa qaladaad uu sameeyo inta uu wado hadalka, isagoo ku dhaleeceeya warbaahinta Mareykanka iyo saxaafadda inta badan hadalka uu yidhaa hogaamiyaha Guriga cadi..

Oslo waxay horay u heshay saddex diyaarado dagaal oo ah kuwa maraykanka Bishii Nofembar.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso