Barmaamijanki waa qaybtii afraad uguna danbaysay ee barmaamijyo dhawar ah oo aan kaga hadlayay Quraanka iyo ahamiyada uu u leeyahay qofka Muslilmka ah. Qaybtan waxa aan kaga jawaabayaa su’aasha ah “Quraanku Ma yahay mudnaanta kowaad ee noloshaada?”
|