Inan Armenian ah oo timaheeda ku jiidaysa gaadhi!!!!

Wakaaladda wararka Rapteli, ayaa soo saartay muuqaal cajiib ah oo muujinaya Inanta Karine Sargsyan oo degan magaalada caasimadda ah ee Yerevan ee Dalka Armenia, iyadoo baabuur laba tan ah ku jiidaysa Timaheeda .

Karine waa 16 sano jir waxayna si gaar ah u xiiseysaa isboortiska iyo feedhka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso