Madaxwayne siilanyo waxa uu gartay muwaadinka u tudhaya maatatida dadka dalka berberana ka dhigay dubai yar

Madaxwayne siilanyo waxa uu gartay muwaadinka u tudhaya maatatida dadka dalka berberana ka dhigay dubai yar taarikhda dalka ayaa xusi doonta moyar cabdi shakur cidin oo ah moyar waxqabadleh insha alah madaxwaynaha muse bixi cabdi waxaan ka filaynaa inuu xusi doono waxqabadka moyar cidin mar labaad
Madaxwaynaha jsl ha ku maamuso bilad shahado sharaf heer qaran ah moyar leh maamul wanaag cadaali kalsoni moyarnimo waxqabad dhab ah horumar deg berbera moyarka waxqabadka moyarad DALKA JSL

iyadoo aynu wada ogsoonahay in goolayaasha deegaanka dalka mudadii ay si cad u soo doorten shacbiga ku nool gobalada dalka jsl uu gaba gabo ku dhawyahay waqtigii doorashadadoda loogu talo istaageen in ay qaataan kaadhka doorashada taas oo iswaydiintu ay sabab u tahay najiidada niyad jabka huwan ee ay kala kulmeen doorashadii galaha deeganka ee u dambaysay iyo shaqsiyaadka soo baxay oo ku sifoobay waxqabad la aaan musuq maasaq baahsan iyagoo aan kasoo xaadirin xafiisyadooda shaqo masuuliyad daro oo uu u horeeyo maayarka caasimada hargeisa moyarada gobolada dalka jsl ay u badan yahiin moyaro ka soo jeeda xisbiga kulmiye ee talada dalka haya hadaba waxa loo baahan yahay in aynu xusno moyarka ugu wax qabad badan marka loo eego dhinac kasta xag maamul shaqo wanaag dhis bilic nadaafad marka la barbar dhigo gobalka uu moyarka ka yahay iyo heerkan waxqabad ee moyarada iyo gobolada iyo degmoyinka ay xukuman

moyar cidin waa moyarka ugu waxqabadka wanaagsan marka la barbar dhigo moyarada kulmiye ee gobolada dalka moyarkan oo ku sifoobay waqtiga mudo xileedkiisa oo ku dhaw hada gabo gabo maamul wanaag kalsooni shaqsiyeed moyar waxqabad muuqda oo la taaban karo degmada Barbara oo manta ka bilic iyo qurux badan marka loo eego heerka degmooyinka iyo gobolada dalka

moyar cidin waa moyarka kaliya ee ka hirgaliyey in uu dib u sameeyo degmada Barbara 56 wado oo wadada ugu yar ay tahay 4km townka Barbara iyo hareeraha Barbara
degmada Barbara waxa ka markhaati kacaya dawlada iyo shacbiga ku nool madaxwaynaha jsl mudane axmed intaanu xilka ka tagin waxaa haboon in moyar cidin lagu maamuso shahaado sharaf heer qaran halkan kuma soo koobi karno waxqabadka deg Barbara iyo moyar cidin
: Dr Buux
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com
0634130821 hargeisa

Advertisement

Ku Xayeysiiso