Neymar ciyaaryahanka ugu wanaagsan ee Yurub ah 2017

Xidiga Paris-Saint-Germain- Nymar da Silva ayaa ku guuleystay abaalmarinta Samba Gold ee ugu fiican ciyaaryahanka reer Brazil.

Neymar ayaa ku guuleysatay cododka 27.71% , halka saaxiibkiisa Liverpool Felipe Coutinho uu helay 16.64% tirada codadka dhiibtay, halka daafac Real Madrid Marcelo uu galay kaalinta 3aad isagoo helay 14.43%.

Waa markii seddexaad ee Neymar uu ku guuleystay waxayna kala yihiin sanadihii 2014 iyo 2015, halka Coutinho uu ku guuleystay 2016.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso