Wasaarada Difaaca India oo ka Iibsanaysa 240 bambaanooyinka Cirka ah Dalka Ruushka

Wasiirka gaashaandhigga Hindiya Nirmala Seetharaman ayaa saxeexay qorshe ay kaga iibineyso 240 bambaanooyinka Cirka ah Dawlada Ruushka, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca.

“Hindisaha waa in laga soo iibsado 240 bam shirkadda Ruushka Auburn Express, qiimaheeduna ku kacayo Qiyaastii 196 milyan oo doolar” ayay tidhi wasaaraddu.

“Bambaanooyinkan waxa adeegsanaya Ciidanka Cirka Hindiya, Waana Qayb ka mid ah Hubka Casriga ah ee lagu Huabaynayo Ciidanka Cirka,” ayaa lagu yidhi hadal qoraal ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso