Nin La Badbaadiyey Ka dib Markii Gaadhigiisu ku dhacay biyaha Gacanka Mexico, Florida !!!

Fiidyaw la qaaday ayaa muujinaya ilbidhiqsigii la badbaadinayay nin gaadhigiisi ku qaraqmay Dekada Gacanka Mexico, Florida, sida laga soo xigtay ilaalada xeebaha, Samata bixiyayaashu waxay ku degdegeen inay badbaadiyaan Nafta ka dib markii gaadhiga ku dhacay biyaha.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso