Fiidyaw Nin Dhanish ahi Soo Saaray oo ka Cadhaysiiyey Israa’iil!!!


Nin Reer Denmark ah ayaa soo bandhigay Fiidyaw barta YouTube, Israel oo ku taal khariidadda siyaasadeed ee Bariga Dhexe iyada oo Bar madow ah, taas oo falcelin cadho ku ladhan tahay soo dhigaya baraha bulshada .

Fiidiyowga ayaa soo muuqanaya Israel oo marka dambe noqonaysa jiir la qabanayo ka dibna khariidadu isu bedelayso Falastiin.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso