Tacsi Geerida Marxuum C/Raxmaan Muxumed Shide (Cabdi Maalin Guursade)

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Anigoo Ah C/Qaadir Maxamed Sheekh Faarax (Wadaaje) Iyo Dhamman Reer Sheekh Faarax Wadaaje Waxaanu Halkan Tacsi Uga Diraynaa Dr. Xasan C/Raxmaan Muxumed Shide ( Maalinguursade) Iyo Dhamman Reer Maalin Guursade
Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum C/Raxmaan Muxumed Shide (Cabdi Maalin Guursade) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga Ee Dds 30/12/2017

Ilaahay Naxriis Tiisa Ha Ka Waraabiyo Ehelkii Ubadkii Xaaskii Iyodhammaan Asxaabta Samir Iyo Iimaan Ha Inaga Siiyo

Aammiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso