Gudaha Ka Eeg :Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Doortay Hogaan-Cusub Iyo Magacyadooda .

Hogaankii ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA oo imika lagu dhawaaqay ayaa Waxay ugu kala guulaysteen.

Guddoomiye Maxamuud C. Jaamac Xuuto
Guddoomiye Ku Xigeen Yaxye Sheekh Ismaaciil
Xoghayaha Sakariye Axmed Muxumed .

Gudoomiye Xuuto ayaa markii Labaad  loo cumaamaday Hogaanka SOLJA .

Advertisement

Ku Xayeysiiso