Gudaha Ka Eeg :Shirwaynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Doortay Guddida Fulinta Iyo Codadka Ay Kala Heleen Xubnaha Gudidaasi .

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ku qabsadeen shirweynahoodii 6-aad kaas oo ay ku dooran doonan hogaanka saddexda Sanno ee soo socda ururkaasi hagi doona
Xubaha guddida Fulinta cusub ee SOLJA.

  1. Mohamed Farah Coomaade 97 cod.
  2. Barkhad M. Kaariye 96 cod.
  3. Maxamuud C jaamac Xuuto 95 cod.
  4. Saynab Maxamed Cabdi 95 cod.
  5. Xayaad Maxamed C.laahi 95 cod.

6 . Sakriye Axmed Muxumed 90 cod.

  1. Cabdi Xasan 88 cod.
  2. Mukhtaar Cabdiraxman 88 cod.
  3. Yaxye Sheekh Ismacil 87 cod

10.Cabdilaahi X Darwiish 84 cod.

  1. Faysal Adan Fifa 83 cod.

12.Maxamed Kuraase 82 cod.

  1. Saleban Xaashi 81 cod.
  2. Abdifatah MursalMursal 81 cod.

15 . Mawlid Shaqle Maxamed 77 cod.

 

Guddidan ayaa dhexdooda ka dooran doonaa Xubnaha hogaanka u noqon doona Ururka Suxufiyiinta SOLJA .

Waxaa xusid mudan in ay jiraan garab ka mid ah Saxaafadda oo qaadacay Shirkaasi, Walow qaadacadaasi aanay noqon mid saameen ku yeelata Shirwayanhaasi, maadaama Sidii loogu talo-galay u qabsoomay Shirwaynahaasi  .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso