Erdogan: Uga tagi Mayno Qudus Dawlada argagaxisada ah ee disha caruurta

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Axaddii maanta sheegay in Israel ay tahay “Dawlad argagixiso ah oo disha carruurta,” isaga oo ku nuux-nuuxsaday in uu “la dagaallami doono Jidkasta” waa ka soo horjeeda aqoonsiga Maraykanka ee Qudus-ta la haysto ee caasimadda Dawlada Yuhuudda.

“Falastiin waa dhibbanaha aan waxba galabsan … Israel waa argagixiso, haa, argagixiso,” Erdogan ayaa sidaa yidhi hadal uu ka jeediyay Sivas. “Uma oggolaan doonno in Qudus ay ku jirto naxariis dawlad dilaysa carruurta.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso