Dadweynaha Naafada Ah Ayaa Rajo fiican ka Muujiyey Xukuumada La Soo Magacaabi Doono.

Hargeysa(Toggaherer)-Dadweynaha Naafada Ah Ayaa Rajo fiican ka Muujiyey Xukuumada La Soo Magacaabi Doono.

Qaar ka mid ah dadweynaha naafada ah ee ku nool magalada hargeysa ayaa dareen farxadeed ka muujiyey xukuumada cusub ee la filaayo in Madaxweynaha Somaliland ee Bacbiweynuhu  doortay Md: Muuse Biixi cabdi soo magacaabi doono.

Halkani ka dhagayso warbixintaasi oo faahfaahsan:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso