Trump oo Weerar ku qaaday Talafeeshinka CNN : “CNN waa il u muhiim ah wararka beenta ah“!!!

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhaleeceeyay CNN isaga oo sheegay inay tahay il muhiim u ah wararka beenta ah faafisana , Maraykankana ka siisa addunka sawir xun.

“Fox News ayaa Maraykanka uga muhiimsan marka loo eego CNN oo ah Il Wararkeedu Been yihiin umadeenana Ka bixisa kana siisa adduunka shakali xun, Caalamka inaga baxsana ma arko runta Sababtoo ah been abuurkooda.” ayuu yidhi Trump. ”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso