Nigeria: Tobanaan ay dileen Kooxha Tuugta xoolaha


Ugu yaraan 53 qof ayaa lagu dilay maalmihii ugu dambeeyay gobolka Galbeedka Nigeria ee Zamfara intii lagu guda jiray weerarradii ay tuulada ku hayeen tuugada Xooluhu.

Inta badan dhibbanayaasha waa dumar.

Dadka degaanka ayaa sheegaya in kuwa weerarka qaaday ay sidoo kale gubeen guryo badan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso