Iiraan oo Xayirtay Wargeys u dhow Khamenei oo u hanjabay UAE

Xukuumadda Iran ayaa go’aansatay in ay joojiso wargayska Kayhan oo u dhow hogaamiyaha sare ee Cali Khamenei soona baxa maalmaha Sabtida iyo Axada ka dib cabasho ka soo yeedhay soona saartay Golaha Amaanka ee Iran.

“Danta qaran ee Iran waxa ay ku jirtaa taageerida dadka dulman ee Yaman kamana walwalaan munaaradaha dhaadheer ee Dubai,” sidaasi waxaa yidhi Wargeyska u dhaw hogaamiyaha sare ee Iran.

Cinwaanka maqaalkan la daabacay Isniintii oo ku saabsanaa bartilmaameedyada gantaalaha ee kooxda Ansar Allah ee ka soo dhaca Yemen Goolka ay u socdaan waa Dubai, “ayay tidhi, iyada oo intaas ku dartay in ay ahayd waqtigii lagu beegsan lahaa garoomada diyaaradaha iyo dekadaha UAE.

Advertisement

Ku Xayeysiiso