Daawo Ciyaartoy kubadda cagta oo weeraray macalinkiisa sababtoo ah bedelkiisa!

Liam Bullworth oo ah ciyaaryahan Kooxda Everniz ayaa weeraray macalinkiisa Scott Kellihar ka dib markii uu bedelay kulankii Peterhead ee horyaalka Scottish Premier League.

Faahfaahin ka soo baxday dhacdada markii tababaraha Everni uu bedelay ciyaaryahanka qeybtii labaad ciyaaryahanka ayaa ku soo dhawaaday kursiga keydka halka tababaraha Scott Klihar uu fadhiyay, waxaanu markiiba ku daldalay Feedh isaga oo si cad uga soo horjeestay go’aankii lagu bedelay.

Ciyaartu waxay ku dhamaatay 3-0 oo ay guusha ku raacday Everniz, Bolworth ayaana goolkiisii ugu horeeyay dhaliyey daqiiqadii seddexaad.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso