Gudaha Ka Eeg :Xuska Maalinta Dhimirka Aduunka Oo Hargaysa Laga Xusay .

Xaflad Balaadhan oo Lagu Xusayay Xuska Maalinta Dhimir Aduunka oo Guud ahaanba Caalamka laga Xuso maanta oo kale 10/ October Sanad walba ayaa  Lagu Qabtey Magaalada Hargeysa.

Xafladan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Ururka Somaliland Mental  Health Support Org.waxaana  lagu qabtay Hotel Imperial ee Caasimada Hargeysa,waxaana ka soo qaybgaley Masuuliyiin ka kala socday Wasaarada Caafimaadka Somaliland,Ururka Somaliland Mental  Health Support Org.Saraakiil ka socday Hay”adaha Caalamiga ah,iyo Marti sharaf kale.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso