Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Tirada Cod Bixiyaaysha ee Dalka Kana Qayb galaya Doorashada Madaxtooyada ee Dhici Doonta Bisha November ee inagu soo aadan, Tirada is diwaangalisay waxay ahayd 873,331 Waxaana qaatay kaadhadhka 704,089 Kaadhadhka noqday ee aan la qaadan waa 169,242.
Guud ahaan Goobaha Cod Bixintu Dalka waa 1642 Goobood.
Komishanka ayaa Soo Gudbiyey Tirada Gobolada iyo Degmooyinka ee Codbixiyayaasha sidii aanu warkii hore idiinku balanqaadnay Faahfaahinta in aanu diin soo gudbin doono halkan Ka Bogo iyada oo Faahfaasan oo degmooyin ah.
Gobolka Awdal
Saylac 14,553
Lughaya 11,823
Boorame 64,160
Baki 12,035
Wadarta Guud ee Gobolka Awdal 102,571
Gobolka Maroodijeex
Gabiley 46,143
Hargeysa 179,328
Balli gubadle 11,623
Sallaxley 12,135
Wadarta Guud ee Gobolka MaroodiJeex 249,229
Gobolka Saaxil
Berbera 47,740
Sheekh 13,077
Wadarta ee Gobolka Saaxil Guud 60,817
Gobolka Togdheer
Burco 118,411
Oodweyne 21,155
Buuhoodle 7874
Wadarta Guud ee Gobolka Togdheer 147,440
Gobolka Sool
Caynabo 30,251
Laascaanood 23,022
Xudun 5,302
Taleex 5,123
Wadarta Guud ee Gobolka Sool 63,698
Gobolka Sanaag
Gar`adag 12,356
Ceel afweyn 17,945
Ceerigaabo 45,798
Badhan 4,235
Wadarta Guud ee Gobolka Sanaag 70,489
Warqabadka ToggaHerer