Daawo : Dagaal La Isu Adeegsaday Kuraas iyo Suxuun oo Ka Dhacay Shirweyne Xisbi Wadanka Morooko!!!

Maalintii koowaad ee Shirkii 17-aad ee Guud ee Xisbiga Madaxa-bannaan ee Morocco ayaa loo isu bedelay dagaal dhex maray xubnaha xisbiga, kaas oo horseeday dhibaatooyin iyo dhaawacyo soo gaadha ka Qayb galayaashii  iyo martida shirweynaha.

Dagaalkan gacan ka hadalka ayaa la isu adeegsaday Suxuun iyo Kuraas ,Daraasiin dad ah ayaa loo qaaday Isbitaalka Ibnu Siina ee Rabat si loogu daaweeyo.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso