Dawladda Suuriya waxay diyaar u tahay inay Xukun Hoosaad kala xaajoodaan Kurdida Suuriya 

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Suuriya ayaa sheegay in xukuumaddiisu diyaar u tahay inay la xaajooto Kurdida  dalabkooda Marka la jabiyo Dawlada Islaamiga ah.

Wareysi ay la yeesheen warbaahinta Ruushka Al-Mucalimi ayaa sheegay in dawladda Suuriya ay tixgelinayso baahida kurdida ah marka laga adkaado ururka Islamic state.

 

“Kurdida Suuriya waxay doonaysaa qaab is-maamul ah oo ka dhexj jira xudduudaha Jamhuuriyada Suuriya,” ayuu yidhi Mucalimi “Arrintani waa wadahadal ” Marka aan ka saarno Daacish meesha, waxaanu la fadhiisan doonaa Walaaladeena Kurdida oo aan fahmi karno qaabka mustaqbalka.

 

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso