Ruushka oo Xidhay Hogaamiyaha ururka Dawlada Masiixiga ee Ruushka “Christian State” 

Bilayska Ruushka ayaa ku dhawaaqay xidhitaanka saddex qof oo dhaqdhaqaaqayaal Christian ah oo looga shakisan yahay inay khalkhal wadeen, isla markaana xaqiijiyay in kuwa la qabtay uu ka mid yahay Hoggaamiya  Dawlada Christian-ka  ee Ruushka Muqadaska ah Alexander Kalinin.

Ilo laga helaayo  howlgal kan ayaa sheegaya in laamaha  ammaanku ka soo xidheen Mid ka mid ah oo la yidhaa Kalini halka  laba ka mid ah taageerayaashiisa ah lagu soo qabtay  hawlgal  gaar ah oo ka dhacay magaalooyinka Moscow iyo Lipetsk.

 

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso