Taalo Loo Sameeyey Ninkii Ikhtiraacay Qoriga AK 47 Kalashnikov oo laga Taagay Moscow


Waxa La soo Bandhigay Moscow Taalo loo Sameeyey Mikhail Kalashnikov oo ah ninkii Sameeyey mid ka mid ah hubka ugu caansan adduunka.

Marka la eego sawirka Wasiirka Dhaqanka Ruushka Vladimir Medinsky ayaa sheegay markii La Soo Bandhigay Taalada in Kalashnikov AK-47 uu ka mid yahay Qaybna ka yahay Saqaafada Ruushka.

Waxaa lagu qiyaasay in ka badan 100 malyan oo qori oo AK47 ah la soo saaray tan iyo 70kii sano ee u dambeeyey.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso