Israel oo Gantaal Patriot missile ah ku riday diyaarad Soo gashay Hawada Golan ee Dhulka haysto ee Suuriya

Sida laga soo xigtay ilo Yuhuuda ah, nidaamka difaaca hawada ee Ciidamada Cirka ee Israel ayaa gantaal Patriot missile ah Ku riday diyaarad Soo gashay Hawada Dhulka la haysto ee Golan ee Suuriya.

Ilaha ayaa sharxay in gantaalku in uusan wax dhaawac keenin.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso