Dalka Shiinaha macbad 2,000-tone ah ayaa loo Durkiyey si loogu wareejiyo meel u jirta 30 mitir!!!

Waxa la Durkiyey Dhismaha ugu weyn macbadka Buddhist ee magaalada Shanghai jirayna 135 sano, waxaana loo qaaday loona durkiyey meel 30 mitir u jirta goobtiisi hore si loo yareeyo khasaare ka badan in uu ku yimaado goobta, kaas oo ah mid booqashadiisu badan tahay .

Macbadka ku yaal Shanghai waxaa booqday qiyaastii 100,000 oo marti ah maalintii.

Hawlgalku wuxuu qayb ka yahay olole looga saarayo “cabsida dabka iyo hubinta ammaanka dadka soo booqda,” sida ay leeyihiin odayaasha Macbadku .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso