Ninka ugu taajirsan Shiinaha Oo shaqaalihiisa la Ciyaaray Qoob ka Ciyaar munaasabadda sannadlaha ah

Agaasimaha Shirkadda Shiinaha ee Alibaba Jack Ma, Ayaa shaqaalihiisa la ciyaaray qoob-ka ciyaar oo ah Qaabkii Michael Jackson intii lagu guda jiray xaflad loo qabtay shaqaalihiisa.

Jak Ma ayaa martigeliya Shaqhaalihiisa Sannad Walba una Qabta xaflad Waxaana Ka Soo Qaybgala Ilaa Afartan Kun oo ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda.

Alibaba waa shirkadda ugu wayn ee ganacsiga Shiinaha ee Dhinaca Online ka Waxaana Jack Ma hantidiisa waxaa lagu qiyaasaa illaa $ 30 bilyan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso