Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka Oo codsaday in isaga iyo Xaaskiisu Raacaan diyaarad dawladeed Bisha Malabka !!!

Xoghayaha Khasnada Maraykanka Stephen Stephen Minokchin ayaa ka codsaday Aqalka Cad inuu isticmaalo isaga iyo xaaskiisa cusub Bisha Malabka diyaarad dawladeed oo Maraykanku leeyahay, taas oo ay ka xanaaqeen canshuur bixiyeyaasha Mareykanka.

Warbaahinta Mareykanka ayaa soo warisay in Menochen ka noqday codsigiisii, halka afhayeenka wasaaraddu u sheegay CNN in hadal-ka ka soo yeedhay wasiirku codsigiisu ku saabsanaa in sirtiisa socodsiinta hawlhiisa shaqo ay ahayd .

Sawir Hore Wasiirka iyo Xaaskiisa Cusub

21-kii Janaayo Wasiir Menochen wuxuu safar gaaban ku tagay Kentucky oo uu ku tagay diyaarad dawladeed waxaanu u tagay in uu daawado qorrax Madoobaadka isaga iyo wafti la socday, waxaana wakhtigaa ka dhashay Cadho iyada oo hadalo lagu durayo la dhigay baraha Twitter iyo Ingrid.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso