Hambalyo Meher Wacan Cabdiraxmaan Saciid Ducaale iyo Ayaan Cabdilaahi Xassan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HAMBALYO MEHER

 

Maxamed Faarax Qoti, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, Maxamuud Xassan Cabdilaahi (Qodax) , Cabdixakiin Maxamed Xusseen (xayle), Maxamed Cabdilaahi Cabdi (Who), Saciid Yuusuf Cali (Qara-yare), Xaashi Xassan (Uurdoox), Maxamed Saleebaan Axmed (Tuke),  Cabdirashiid Cali Sh-Maxamed, Jaamac Yuusuf Maxamed (Dhuxul),  Khaliif  Sheekh Nuux,  Saciid Axmed Sh. Cabdi (Bigi), Cali Jaamac Maxamed, Carraale Maxamuud Jaamac iyo  Saleebaan Cabdi Cali,  waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Cabdiraxmaan Saciid Ducaale iyo Ayaan Cabdilaahi Xassan  oo meherkoodu ka dhacay caasimada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland,  maanta oo khamiis ah oo ay taariikhduna tahay 14/September /2017,  waxay Alle uga baryayaan inuu meherkooda ka yeelo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba isku dhala,  Aamiin,  Aamiiin, Aamiiin, Aamiiin

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso