Pyongyang oo ugu Hanjabtay Badda in ay ku Dari Doonto Japan, Mareykanka ka yeeli doonto Mugdi iyo Dambas


Dawladda Waqooyiga Kuuriya ayaa ku hanjabtay inay adeegsanayso hubka nukliyeerka ah si ay Maraykanka Dambas uga dhigto kana dhigto mugdi Madaw.

Pyongyang ayaa sidoo kale u adeegsan doonta Hubkeeda nukliyeerka Japan si ay badda ugu darto sababtoo ah taageeradii Japan ee Golaha Ammaanka ee dhowaan cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogay Waqooyiga Kuuriya.

Hanjabaadan ayay xukuumaddu soo marisay warbaahintooda Rasmiga ah.

Bishii Sebtembar 3 ayaa Waqooyiga Kuuriya waxay samaysay tijaabadii lixaad ee nukliyeerka oo ahayd midka ugu xoogganaa.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso