Gudaha Ka Akhri Todoba qof oo lagu dilay weerar hubaysan oo ka dhacay Texas


Ugu yaraan todobo qof ayaa lagu dilay weeraruu qaadey nin hubaysan Magaalada Plano ee Gobolka Texas sida laga soo xigtay warbaahinta.

Ilo-wareedyo ayaa intaa ku daray in laba qof oo dhaawac ah loo qaaday Cisbitaal si loogu daaweeyo, iyaga oo aan sheegin xaaladda caafimaadkooda.

Booliska ayaa bilaabay Baadhitaanka dhacdada.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso