Daawo: Diyaarado Si Wada Jira Uga Yaacaya Duufaanta Erma Gobolka


Duufaanta Erma ee ku waajahan gobolka Mareykanka ee Florida ayaa boqolaal diyaarado ayaa laga daadgureeyay gobolka waxaana loo wareejiyey garoomo fog oo aan laga cabsanayn in ay duufaantu ku dhufato, Erma Ayaa ahaa duufaantii ugu awoodda badanyd taariikhda Atlantic Ocean .

Duulimaadyada diyaaradaha lagu geynayo meel fog-fog waa taxadir joogta si looga badbaado khatarta Duufaanta Joogitaanka diyaaradaha ee aagga duufaanta waxay khatar ku tahay in ay burburinso diyaaradaha waxayna kordhinaysaa suurtagalnimada qaraxyo.

Maalmo ka hor waxaa la sheegay in ay ku dhuftey jasiiradaha Antigua iyo Barbuda duufaantu waxaana la filayaa in gaadho jasiiradaha Leeward iyo Puerto Rico waxaana halis ku jirta iyana Cuba iyo koonfurta bari ee Mareykanka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso