Isbayn iyo Marooko Koox Isku Xidhan oo Jihaadiyiin ah Doonayayna in Ay Fuliyaan Weeraro oo la Qabqabtay

Booliska Isbayn  iyo Morooko ayaa Qabqabtay lix qof oo lagu eedeeyay in ay qorsheynayeen weerarro waawayn oo labada dhinac ah, sidaana waxa sheegay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Isbayn.

Mas’uuliyiinta Isbaanishka ayaa sheegay in hay’adaha ammaanka ee Morooko ay Qabqabteen waxa ay ku tilmaameen lixda xubnood ee jihaadiyiin ah, shan ka mid ahna waxaa lagu xidhay Morooko halka ka kalena lagu xidhay Isbayn.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso