Daawo: Nin Dhigay Rikoodh cusub oo Dushaada Saarnaanayso kuna Degayso Boqolaal Shinni ahi.

Juan Carlos Noguez Ortiz ayaa dhigay rikoodh cusub oo ah Shini Dushaada Ku Degaysa Magaalada Toronto Canada.

Juan ayaa fadhiyay 61 daqiiqo isaga wejigiisana ku daboolantay ama qarisay lakabyo shinni ahi.

Ortiz ayaa dhaafay jabiyeyena rikoodhkii hore u yiil oo ahaa 53 minutes, 34 seconds , Waxaanu u sheegay warbaahinta in uu sameeyey laba jeer ka hor intaanu galin tartanka, Si uu u dhigo rikoodhka cusub.

Ortiz ayaa la soo bandhigay laba jeer oo ku jira goob ka samaysan caag kuna jiraan Boqolaal Shini ahi.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso