Daawo: War Deg Deg Ah : Shirkii Hargaysa Uga Socday Khaatumo Iyo Somaliland Oo Hadda 10-Qodob Laga Soo Saaray .

Shir Hargaysa uga socday Somaliland iyo khaatumo ayaa hadda la soo gabogabeeyay .

Waxaana ka soo baxy toban qodob, Waxaana ugu horayn tacsi loo diray eheladii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday shaqaaqadii labada beelood ku dhex martay Buuhoodle .

Sidoo kale Waxaa guddida labada dhinac ay digniin u direen maamullada Garowe iyo Muqdisho .

Waxaana Guddi loo saaray Shirwaynaha loo qabanayo Somaliland Iyo Khaatumo .

 

Faahfaahinta warkan goor dhaw naga fisha .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso