Daawo :Qoys Dhamaantood Indhaha Naafo Ka Ah Oo Deeqdii Ugu Horaysay La Soo Gaadhsiiyay + Qaylo-Dhaan Loo Diray Dhamaan Bulshada Soomaalida .

Qoyskan oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa dhamaantood naafo ka ah aragga, waxaana la soo darsay xaalad aad u adag .

Qoyskan ayaa ahaa agoon, mana jiraan meelo kale oo ay ka helaan ilo-dhaqaale .

Hooyo Sahra Qaadi oo ay weheliyaan xubno ku hawlan caawinta qoyskan ayaa qoyskan ku booqday Hoyga ay ka degenyihiin Hargaysa .

Hooyo Sahra Qaadi ayaa ballan-qaaday in ay wajjiga kowaad ee Guriga  loo dhisayo ay iyadu bixin doonto .

Xubnaha ku hawlan caawinta qoyskan ka kooban Hooyo iyo Saddex Caruur oo indhaha naafo ka ah, ayaa diray Qaylo-Dhaaan dheer .

 

Qofkii ka qeyb-qaadanaya caawinta qoyskan, ama Raba in uu la xidhiidho, ha kala xidhiidho Numberkan .  

 

Tell : 0633352319

 

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso