Halkuu ku danbeeyey oo uu marayaa khilaafkii ka dhex qarxay hogaanka ugu sareeya xisbiga Wadani

Halkuu ku denbeeyay oo uu marayaa khilaafkii ka dhex qarxay hogaanka ugu sareeya Xisbiga Waddani.

“Khilaafkiaas oo u dhexeeya hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X. Xasan & Musharaxa Xisbigaas + Musdenbeedkiisa”.
Xirsi Cali X. Xasan Waa Shakhsi Raganimo Badan. Laakin Nimco waliba Nusqaan lehe. Wuxuu Leeyahay:
☆. Fudeyda
☆. Dulqaad yaraan & 
☆. Hal adkaan. 

Oo aan siyaasadda ku wanaagsanayn.
Kolkaa xaga siyaasddana wuxuu Ka noqonayaa Kurey Xoogle. 

“Awoodda hogaamiyaha Xisbiga Waddani = Cirro – Mus-danbeedka = fashilka Xisbiga Waddani ee doorashada soo socota November 2017”.

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane  Xirsi Cali X. Xasan  Ayaa mar qudha laga dhex waayay firfirconidii looga bartay  & halgankii uu ugu jiray Xisbiga Waddani +  goobihi nafqaybsiga ee Xisbiga Waddani ku doonayay inuu ku kasbado codadka shacabka Somaliland. Si uu uga gacan sareeyo Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID doorashada la filaayo inay ka qabsoonto Somaliland bisha november 2017.
Khilaafkani oo ka bilaabmay ka dib markii musdambeedka Xisbiga Waddani oo beesha guddoomiyaha u badani soo jeediyeen in hogaamiyaha Xisbiga Waddani laga hoos saaro dhawr arimood. Iyagoo tuhuno kalena ay u hooseeyaan
Hadaba muxuu daaranyahay khilaafkani?.
Khilaafkan u dhexeeya hogaamiyaha Xisbiga Waddani & Musharaxa Xisbiga  + Burji-waasiyiinta  ay isku beesha yihiin Murashaxa Xisbiga Waddani. Ayaa wuxuu daaranyahay salkana  Ku hayaa afar qodob oo kala ah: 

1. Awood qaybsiga Xisbiga (Iiyadoo la sheegay gacan uu ku kacay hogaamiyaha Xisbiga Waddani).
2.  Dhaqaalaha Xisbiga Waddani (Oo burji-waasiyiinta daaha u daba fadhiya  Muarashax Cirro ay sheegeen in Xirsi ku tagri falay isla markaana lacag fara kuna bixiyay meelo aan loo baahnayn).
3. Maamulka laamaha dibadda &
4. Kaambeynka doorashooyinka. Oo ay soo jeediyeen odayaasha daaha daba fadhiya ee ay isku haybta yihiin Musharaxa Waddani Mudane Cirro. In la kala fududeeyo hawlaha faraha badan ee uu Xirsi wada maamulaayo kalidii. 

Markaan far waaweyn idinku qoro qodobada u waaweyn ee ilaa imika  laysu mari la”yahayna. Waxa u weyn :-
Ciro oo doonaya inuu bedelo gudoomiyaha ololaha Xisbiga Waddani Mudane  Xamse Khayre. Oo uu Xirsi keenay.. Halka Xirsna uu ka diiday soona jeediyay hadaad kaa bedesho Xog’hayaha guud ee Xisbigana isna ha la bedelo..
Iyadoo loo balansanyahay fardaaminta hawshaa guul & guul darro marka hargeisa lagu soo noqdo.

Iyadoo halka sartu ka qudhuntay ee wax ka kharibanyihiin ay tahay musbenbeedka Xisbiga oo beesha gudomiye Cirro badi ka soo jeeda. Iyagoo kolba shaydaanku ku odhanayo wakaa Xirsi la wareegay Xisbigii. Iyagoo marka horeba qawadsanaa:
Raganimada Musharaxa Waddani oo ah nin qunyar socoda. &
Go’aan qaadasho la’aan. 
Halka Xirsina ay ku ogyihiin inuu yahay nin leh sifooyin aan siyaasadda ku wanaagsanayn waliba marka laga yimaaddo raganimadiisa ayaa waxa kaloo jira inuu Xirsi leeyahay:
Fududeyd
Dul-qaada yaraan &
Inuu yahay nin tiisa ku hal adag.
Marka laysku soo wada duubana Xirsi xaga siyaasadda wuxuu ka noqonayaa kurey xoogle. Inta badanna kurey xoogluhu wuxuu si sahlan oo dhib yar u abuuri-karaa mashaqo hor leh oo aan laga soo waaqsan.
Hadaba Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ku gacan saydhay  soo jeedinta Musdambeedka Waddani +  Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro.
Isagoo Xirsi u arkay talaabo lagu wiiqayo awoodiisa uu K
Ku dhex leeyahay Xisbiga Waddani + saamayntiisa siyaasadeed. 
Waxaanu ku tilmaamay soo jeedimaha Musdenbeedka & ambarafaayirka ay codka soo dhex marinayaan-ba inay tahay mid ka hor imanaysa heshiiskii garabka isbahaysiga Kulmiye ee uu Xirsi hor kacayay & Xisbiga Waddani.
Si kastaba ha ahaatee khilaafkan huursanaa ee soo kala dhex-galay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani & Musdanbeedka Xisbigaa. Ayaa sababay in Xisbiga Waddani lagaga gacan sareeyo ciyaartii & dhoola tuskii siyaasadeed ee gobolada Sool & Sanaag.,

Allaa Mahad Leh.

Garyaqaan kayse

to editor@hadhwanaagnews, me, contact@hadhwanaagnews, +2
58 minutes ago

Details

Halkuu ku denbeeyay oo uu marayaa khilaafkii ka dhex qarxay hogaanka ugu sareeya Xisbiga Waddani.

“Khilaafkiaas oo u dhexeeya hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X. Xasan & Musharaxa Xisbigaas + Musdenbeedkiisa”.

Xirsi Cali X. Xasan Waa Shakhsi Raganimo Badan. Laakin Nimco waliba Nusqaan lehe. Wuxuu Leeyahay:

♡. Fudeyd.

♡. Dulqaad yaraan & 

♡. Hal adkaan. 

Oo aan siyaasadda ku wanaagsanayn.

Kolkaa xaga siyaasddana wuxu  Ka noqonayaa Kurey Xoogle. 

“Awoodda hogaamiyaha Xisbiga Waddani = Cirro – Mus-danbeedka = fashilka Xisbiga Waddani ee doorashada soo socota November 2017”.

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane  Xirsi Cali X. Xasan  Ayaa mar qudha laga dhex waayay firfirconidii looga bartay  & halgankii uu ugu jiray Xisbiga Waddani +  goobihi nafqaybsiga ee Xisbiga Waddani ku doonayay inuu ku kasbado codadka shacabka Somaliland. Si uu uga gacan sareeyo Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID doorashada la filaayo inay ka qabsoonto Somaliland bisha november 2017.

Khilaafkani oo ka bilaabmay ka dib markii musdambeedka Xisbiga Waddani oo beesha guddoomiyaha u badani soo jeediyeen in hogaamiyaha Xisbiga Waddani laga hoos saaro dhawr arimood. Iyagoo tuhuno kalena ay u hooseeyaan

Hadaba muxuu daaranyahay khilaafkani?.

Khilaafkan u dhexeeya hogaamiyaha Xisbiga Waddani & Musharaxa Xisbiga  + Burji-waasiyiinta  ay isku beesha yihiin Murashaxa Xisbiga Waddani. Ayaa wuxuu daaranyahay salkana  Ku hayaa afar qodob oo kala ah: 

1. Awood qaybsiga Xisbiga (Iiyadoo la sheegay gacan uu ku kacay hogaamiyaha Xisbiga Waddani).

2.  Dhaqaalaha Xisbiga Waddani (Oo burji-waasiyiinta daaha u daba fadhiya  Muarashax Cirro ay sheegeen in Xirsi ku tagri falay isla markaana lacag fara kuna bixiyay meelo aan loo baahnayn).

3. Maamulka laamaha dibadda &

4. Kaambeynka doorashooyinka. Oo ay soo jeediyeen odayaasha daaha daba fadhiya ee ay isku haybta yihiin Musharaxa Waddani Mudane Cirro. In la kala fududeeyo hawlaha faraha badan ee uu Xirsi wada maamulaayo kalidii. 

Markaan far waaweyn idinku qoro qodobada u waaweyn ee ilaa imika  laysu mari la”yahayna. Waxa u weyn :-

Ciro oo doonaya inuu bedelo gudoomiyaha ololaha Xisbiga Waddani Mudane  Xamse Khayre. Oo uu Xirsi keenay.. Halka Xirsna uu ka diiday soona jeediyay hadaad kaa bedesho Xog’hayaha guud ee Xisbigana isna ha la bedelo..

Iyadoo loo balansanyahay fardaaminta hawshaa guul & guul darro marka hargeisa lagu soo noqdo.

Iyadoo halka sartu ka qudhuntay ee wax ka kharibanyihiin ay tahay musbenbeedka Xisbiga oo beesha gudomiye Cirro badi ka soo jeeda. Iyagoo kolba shaydaanku ku odhanayo wakaa Xirsi la wareegay Xisbigii. Iyagoo marka horeba qawadsanaa:

Raganimada Musharaxa Waddani oo ah nin qunyar socoda. &

Go’aan qaadasho la’aan. 

Halka Xirsina ay ku ogyihiin inuu yahay nin leh sifooyin aan siyaasadda ku wanaagsanayn waliba marka laga yimaaddo raganimadiisa ayaa waxa kaloo jira inuu Xirsi leeyahay:

 Fudeyd.

 Dul-qaad yaraan &

Advertisement

Ku Xayeysiiso