War degdeg ah Daawo :Dayax Madoobaad Ka Dhacay Magaalda Hargaysa iyo Dadkii Oo Ku yaacay Masaajidada si Ay allahooda Wayn u Baryaan.

 

Hargaysa 7 August 2017 ( Togaherer) Waxaa magaalada Hargaysa caawa la arkay Dayaxii Oo Madoobaaday, waxaana masaajidada magaalada hargaysa laga oogaya Salaadda la tukado marka uu dayaxu madoobaado .

Dayax-madoobaadka ayaa ah Cadho ilaahay, waxaana marka sidan oo kale la arko dayaxa oo madoobay la oogaa saladul-Khusuuf .

Advertisement

Ku Xayeysiiso