Ma wax baa lacunayaa, mise waynu shakisanahay?

Marka la eego liiska waddamada ugusita musuqmaasuqaadduunyada eeuuUrurka Transparency International soo saaray sannadkii 2016, waxa rekodhka ugusita wadanka jaarkaaynunahayeewalaaleheen-Soomaaliya. Waxa kuxigawaddankaKoonfurtaSuudaaniyana waxa kusiixigaWaddankaWaqooyigaKuuriya. Nasiibwanaag Somaliland liiska kumajirtowaayoweli lama ictiraafin. Beeshacaalamkuwaxaydiidayaan in ay aqoonsadaanillaamusuqmaasuqeenii, laakiinkolayhaddaySoomaaliyakaalintiikoowaadgashaykaalintalabaadcidinainnagamayqaadilahayn.

 

AsalkabaSoomaaliahaanshakiiyotuhimmiidhanbaynunahay. Intabadanshaqaalahadawladdaiyoururadabulshadawaxaynunidhaa “wax bay cunayaan” innagoo wax daliil ah hayn. Badituhumkaawaxbakamajiraanlaakiinindhoiyodhagokugaraadlayaalbaynunahoointaawaxbaynumaglaynaashakiinnageliya. MadaamaaaanahayninSoomaaliyawaanshakisanahay. Shakigaygulaakiinmaahakhuraafaadiyohuuhaaeewaa mid ay dad badaniilaqabaan. Waxaankashakisanahaymusuqmaasuqashaqaalahaiyomasuuliyiintakolbadawladdaxukunkahaysa.

 

Dawladwalbaooinnoodhalataooinasoomartawaxaynukueedaynaamusuqmaasuq. Iyadaoo wax lagaqabansaraakiisha, wasiiradaiyoashkaastalagueedaynayomusuqamaasuqaa, ayeynumarkadoorasho la gaadhodurmaanqaadanaa. Sidaynu u garaacaynodurmaankaaeeaynuugujirnoqiiro, xamaasad, xafladoiyoololahadoorashadaaayeydawladcusubiinoodhalataa, filimkiihoreemusuqmaasuqa mid la mid ahina did innoogubilaabmaa.

 

Waxaadmaqlaysaawasiirdhawrsannadoodxilhayoodurtabalaguleeyahayaqalbuudhistay, mid kalenadibadduukaiibsaday. Waa hantiaynamushaharadiisuawoodin. WaxaadmaqlaysaawasiirhoreookufaanayaintaasooMilyanbaanhaystaa. Xageebaasuukakeenay. Waxaadmaqlaysaa  masuuldawladeedoobilaaxooloahaaintaanxilka loo dhiibinoolaguleeyahaywuxuuka mid yahayganacsadayaashawaawayneedalka. Waa cajiib.  Runtiiwaaayaandarrohaddiimusuqmaasuqanoocan ahi dhabyahay. Waxa muhiim ah in wax lagaqabtosi loo badbaadiyohantidayareedalkaniyoshacabkanfaqiirka ah.

 

Waxa musuqmaasuqanoocan ah iyohantidaummaddaee la is waydaarinayoweheliyamusuqmaasuqkaloobadan. Waxa ka mid ah mashaariicdahoosta la iskagadhiibayoiyadooashkhaastaiyoururadamashaariicdaa la siiyosi cad loo tartansiinloona kala dooran. Waxa ka mid oo kale shaqooyinkaehelkaiyoasxaabtamusuuliyiinta  dawladda la siiyoiyomiisaaniyaddawasaaradahaiyoxafiisyadadawladdaoolagutakrifaloiyoqaarkaloobadan. Waa maxayhaddabaxalku? Xalkuwaa:

 

  1.  In Illaahaylagabaqoxisaab baa inasugayseeoomasuuliyiinIllaahaykabaqayaxilallkaummadda loo dhiiboileeenhaddii kale iyagaaiskuadeegiye.

 

  1.  Dad badaniIllaahaykamabaqaanlaakiinsharcigaykabaqaan. Waa in qofkamusuqmaasuqlaguhelosharciadag lamariyaaxabsigana loo taxaabaamuddodheersiuumusuqmaasuqoodhanugafogaado.

 

  1. MasuuliyiintadawladdaeexilalkawaawaynhayasidaMadaxwayne,GudoomiyeyaashalabadaGole, Wasiirada, Agaasimaayawasaaradahaiyoxafiisyadakeleedawladdawaa in hantidoodaintaynaxilkaqaban la qiimeeyaalanadiiwaangeliyaawixiixoolo ah ay leeyihiin. Taasiwaxayfududaynaysaanidaamkamasuuliyiintadawladdahadhowlagulaxisaabtamilahaa.

 

  1. Boqolsannadoodna ha kasoowareegaanewaa in lalaxisaabtamaamasuuliyiintaxildawladdeedsooqabtayeelagutuhmayo in ay wax is dhaafiyeen.

 

  1. Waa in aynuqabyaaladdaiskaxoraynaasiaannumasuulkadawladeedeemusuqmaasuqlaguhelaa u hadhsanqabiilkiisa, qabiilkiisuna u difaacin.

 

Musuqmaasuquwaacuduradanolosha mid ka mid ah ooboqolkiibaboqol lama cidhibtirikarolaakiinwaa la yaraynkaraa. Ingiriiskaooka mid ah wadamadacaalamkaugumusuqmaasuqayarayaakabadbaadiwaayeymusuqmaasuq. Xildhibaanokatirsangolahabaarlamaankiisaayaaintaalaguqabtaakharashaynaxaq u lahaynooay soocodsadeenlanasiiyey; kharash au kubiiriyeenkharashkamansabka ay hayaankubaxaee loo ogolyahay.

 

AnniguIngiriiskaanjoogaaoo ma codayn karee saddexdaxisbieeKulmiye, Waddaniiyo UCID waxaadwaydiisaanwaxaykaqabanayaanmusuqmaasuqahaddii ay doorashadasoosocotakuguulaystaansihadhowiyanawaxaykubalanqaadaanlagulaxisaabtamo.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso