Ogaysiis Muhiima Oo Ku Socda Dhamaan Xisbiga Kulmiye Birmingham Uk.

OGAYSIIS MUHIIMA OO KU SOCDA DHAMAAN XISBIGA KULMIYE BIRMINGHAM UK.

Waxa lagu War-galinayaa dhamaan Masuuliyiinta, Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Birmingham UK , in ay ka soo Qayb galaan Kulan soo dhaweyn ah.
Ogaysiis Muhiima oo ku Socda Dhamaan Xisbiga Kulmiye UK. Gaar Birmingham iyo Nawaaxigeedda.
Waxa lagu War-galinayaa dhamaan Masuuliyiinta, Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE EE Birmingham Uk , in ay ka soo qayb galaan Kulan balaadhan oo ka dhici doona Galabnimadda Axadda. bishuna tahay 30/07/2017. Magaaladda Birmingham.
.Waxaa Marti inoogu ah Wafti Balaadhan ee uu Hogaaminayo Gudoomiye ku-Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed, iyada oo ay ku wahelinayaan,Siyaasiga Weyn. Md Axmed Muumin Seed , Gudoomiyaha Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel Iyo Masuuliyiin kale oo Xisbiga Kulmiye Miisaan culus ku leh.
Sidaa darteed waxa laga Codsanayaa Dhamaan Xisbiga Kulmiye Birmingham UK Iyo Nawaaxigeedda in ay Wakhtiga Ilaaliyaan.
Wakhtiga ay Bilaabmayso.
3:30PM-7:00PM, Galabnimadda Axadda.
30/07/2017.
Update This Place
The Bordesley Centre
Stratford Road, Camp Hill Birmingham, B11 1AR
Waxii Faahfaahin Ah Kala Xidhiidh
Gudiga Qaban Qaabada Xafladda
1. Tell Maxamud Xirsi Dudu
0759223443
2. Tell Fariid Diiriye Nuur
07878227321
3. Tell Cabdi Jaquur
07759367868
Saxaafadda Xisbiga KULMIYE Laanta B/ham UK.
(Adan Yusuf Elmi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso