Daawo: Ma’suuliyiin Raaligelin ka Bixiyey Aflagaadadii Xildhibaam Siciid Cartan

DAAWO: Mas’uuliyiin Raalligelin Ka Bixiyey Aflagaadadii Xildhibaan Siciid Cartan

Wasiiro, Xildhibaano iyo Agaasimayaal guud oo ka soo jeeda Gobolka saaxil ayaa raalligelin buuxda ka bixiyey hadalo aflagaado ahaa oo uu maalintii shalay Xildhibaan Siciid Cartan ka sheegay Qaranimada Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso