DAAWO: Xoolaha Nool ee Somaliland oo Xayiraadii Laga Qaaday July 2017

Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee JSL Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse ayaa maanta ku dhawaaqay in Xoolaha Nool ee Somaliland laga qaaday xayiraadii saarnayd, dhowaana ay Dekeda Berbera ka dhoofi doonaan xoolo aad u faro badan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso