Gudaha Ka Eeg :Madaxda Xisbiga UCID Ee UK Oo Kulan Ku Yeeshay Galbeedka LONDON .

 

Madaxda Xisbiga Ucid ee Uk oo kulan balaadhan ku yeeshay galbeedka london. kulankan oo ka soo qayb galeen Xoghayaasha Xisbiga Ucid iyo laamaha xisbiga  ee ku sugan wadankan  uk .

kulankan ayaa waxa laga tashaneyey kulan balaadhan oo xisbiga UCID  iyo tageerayashiisu ku yelan doonaan qarada Yurub gaar ahaaan Casimada wadanka Finland.

xoghayaha waxbarashada xisbiga Ucid Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo kulankaa ka dib la hadashay warbaahinta ayaa waxay ka warantay u diyaar garawga kulankan ay Tageerayasha Xisbiga Ucid iyo Madaxda Qaarada Yurub ku yelan donaan 22/7/17 , lana kulmayaan Musharaxa Xisbiga UCID  ahna Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxanay baaq u dirtay dhamaan Xubnaha Xisbiga ee Qarada Yurub  oo ay ugu baaqday inay kulankan ka soo qayb galaan.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso