Gudaha Ka Eeg :Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Xaaji Cabdi Waraabe Ku Booqday Gurigiisa + Sawiro

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta booqday Guriga Xaaji Cabdi Waraabe, Si uu uga soo tacsiyadeeyo Geeridii ku timid  Xaaskiisa Marxuumad Xaaji Faadumo Cismaan Guuleed oo ku geeriyootay shalay oo ay taariikhdu tahay 14/07/2017 magaalada Hargeysa.

Waxaanu Wasiirku marxuumadda ilaahay uga baryay in alle naxariistiisa janno ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo .

Wasiir xaashi waxaa wehelinayay wasiir cukuse iyo masuuliyiin kale .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso