Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabay Garabbada Dhalinyarada Ee Gobolka Maroodijeex Ee Iyo Awdal Ee Xisbigaasi .

 

UJEEDO: XIL MAGACAABIS

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe  waxa uu maanta oo ay  tariikhdu tahay  06/07/2017  Xilal  Cusub  u magacaabay Masuuliyiinta  Garabka  dhalinyarada  heer Qaran  ee Xisbiga UCID ee  Sama-doon iyo masuuliinyiinta Garabka dhalinyarada ee gobolada Maroodi-jeex iyo Awdal, ka dib markii uu latashaday hogaanka sare ee Xisbiga iyo  Guddida Fullinta,  isla markaana  uu  arkay  baahida  looqabo  buuxinta jagooyinka:-

  1. Khadar Maxamed Aadan (Shaarub)

Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee heer Qaran ee Xisbiga UCID

  1. Amaal Axmed Sugaal

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Garabka Dhalinyarada heer Qaran  ee Xisbiga UCID

  1. Cabdirisaaq warsame Jaamac

Guddoomiye ku Xigeenka 2-aad ee  Garabka Dhalinyarada heer Qaran  ee Xisbiga UCID

 

 

 

  1. Mubaarig Axmed Maxamed

Xoghayaha Garabka dhalinyarada heer Qaran ee Xisbiga UCID

Gobolka Maroodi-Jeex:-

  1. Siciid Muxumed Yuusuf ( Gaas)

Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada Gobolka M/Jeex ee Xisbiga UCID

  1. Aamina C/laahi Faarax

Guddoomiye ku Xigeen Garabka dhalinyarada Gobolka M/Jeex  ee Xisbiga UCID

  1. Axmed Cali Yuusuf

Xoghayaha Garabka dhalinyarada Gobolka M/Jeex  ee Xisbiga UCID

Gobolka Awdal:-

  1. Axmed Cismaan Ducaale

Guddoomiyaha  Garabka dhalinyarada Gobolka  Awdal   ee Xisbiga UCID

  1. Juweeriya C/naasir Xaashi

Guddoomiye ku Xigeen Garabka dhalinyarada Gobolka  Awdal   ee Xisbiga UCID

  1. Cabdiwahaab Cismaan Cumar

Xoghayaha Garabka dhalinyarada Gobolka  Awdal  ee Xisbiga UCID

  1. Cabdilaahi Aadan Axmed

Xoghayaha Maaliyada  Garabka dhalinyarada Gobolka  Awdal ee Xisbiga UCID

  1. Maxamuud Nuux Hoori

Afahayeenka  Garabka dhalinyarada Gobolka  Awdal ee Xisbiga UCID

  1. Cabdifataax Jamaal Cabdi Bade

Xidhiidhiyaha  Garabka dhalinyarada Gobolka  Awdal ee Xisbiga UCID

 

 

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso